Tayada Waalidnimada - Fathia Feerayarre - Grāmatas -  - 9798669689049 - 2020. gada 27. jūlijs
Ja vāks un nosaukums nesakrīt, pareizs ir nosaukums

Tayada Waalidnimada

Cena
€ 19,99

Pasūtīts no attālās noliktavas

Paredzamā piegāde . gada 14. - 28. aug.
Saņemiet paziņojumus par jauniem Fathia Feerayarre izdevumiem
Pievienot savam iMusic vēlmju sarakstam

Not rated yet

Tayada Waalidnimada: Qaabka Ugu Wanaagsan Korinta Dhalaanka: Buugaani waxa uu xiriir usamaynayaa dhaqanka ilma korinta ee Soomaalida iyo dhaqamada galbeedka. Waxa uu daadihinayaa waalidka raba inay ku koriyaan ilmohooda farxad, una diyaariyaan mustaqbalka siday ugu gaari lahaayeen guul. Waxa aad kahelaysaa xirfado kuu saamaxaya inaad xiriir wanaagsan la yeelato dhalaanka sida, inaad la saaxiibto marka ay koraan, inaad barto dhaqan iyo dabeecad hagaagsan uu kula socdo dadyowga banaanka iyo kuwa gudahaba. Inaad inta uu yar yahay aad udiyaariso waxbarashada siduu ula saan qaadi lahaa ilmaha kale ee da'diisa ah. Inaad barto sida uu u xushmayn lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada. Inaad u diyaariso inuu isku filaansho gaaro inta uu yar yahay. Hadaba waxaa ku kulmay baagan qaababka ugu wanaagsan ee dhalaanka loo koriyo oo qoraagu uu kasoo uruuriyey dhaqamo kala duwan. Hadaba ha moogaan inaad ka faaiidaysato buugaan. Qoraaga buugaanu waa hooyo haysata shan caruura, oo wax badan ka garanaysa korinta dhalaanka. Waxa ay halkaan idin kula wadaagaysaa xirfadeeda iyo weliba xirfado ay kusamaysan cilmi baaris kana soo aruurisay dhaqamo kala duwan.

Mediji Grāmatas     Paperback Book   (Grāmata ar mīksto vāku un līmēto muguru)
Izlaists 2020. gada 27. jūlijs
ISBN13 9798669689049
Lapas 158
Izmēri 152 × 229 × 9 mm   ·   217 g
Valoda Afrikaans