Pastāsti draugiem par šo preci:
Dhakafaar Cabdullaahi Janno
Dhakafaar
Cabdullaahi Janno
Dhakafaar waa buug higsanaya inuu farta ku fiiqo fikirka qalloocsamay iyo fahamka gaasirka ah ee aafeeyay bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu buuggu si toos ama si dadban u bixinayaa sawir muujinayo burburka ka dhashay fikirka gurracan xag bulsho, xag siyaasad, xag diin, xag qoys, xag dhaqaale, iyo wixii la mid ah. Buugga Dhakafaar waa 14 sheeko oo gaagaaban. Wuxuu buuggu kuu ballan-qaadayaa fikir xor ah iyo farshaxan casri ah. Waxaadna ka helaysaa farriimo si toos ah ula fal-galayo nolosha bulshada-farriimo xal u noqon karo tiiha ay Soomaalidu gashay qaran-jabkii ka dib.
| Mediji | Grāmatas Paperback Book (Grāmata ar mīksto vāku un līmēto muguru) |
| Izlaists | 2017. gada 22. maijs |
| ISBN13 | 9781546886877 |
| Izdevēji | Createspace Independent Publishing Platf |
| Lapas | 160 |
| Izmēri | 127 × 203 × 9 mm · 181 g |
| Valoda | Somali |
Skatīt visus Cabdullaahi Janno ( piem., Paperback Book )