Pastāsti draugiem par šo preci:
Saxarla Faarax Maxamuud Somali edition
Saxarla
Faarax Maxamuud
Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su,aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.
| Mediji | Grāmatas Paperback Book (Grāmata ar mīksto vāku un līmēto muguru) |
| Izlaists | 2014. gada 28. augusts |
| ISBN13 | 9780972661577 |
| Izdevēji | Somali Media Company |
| Lapas | 466 |
| Izmēri | 30 × 152 × 229 mm · 675 g |
| Valoda | Somali |
Vairāk no Faarax Maxamuud
Rādīt visuVairāk no tā paša izdevēja
Skatīt visus Faarax Maxamuud ( piem., Paperback Book )